Chapter 01Download chapter →
Isbarashada
Waqtigaa, 30kii sano waxaa ii dheerayd shan gu'.
Xasan wuxuu sheegayaa sida uu doobnimada ugu gaadhay 35 gu', isaga oo raadinaya gabadh Gibilcad ah. Wuxuu adeegsaday rag iyo haween, waqti badanna ku bixiyay, mana suuragalin ilaa uu qarxay dagaalkii sokeeye ee Soomaaliya.
Bishii Desembar 1991kii, Xaafadda Madiina, ayuu la kulmay Maana — gabadh dhalinyaro faduulinaysay oo uu difaacay. Halkaa ayaa ka billowday xidhiidh dhow oo qoyska oo dhan ka mid noqday, ilaa uu ugu sheegay inuu jecelyahay oo doonayo inay is guursadaan.
Audiobook · narrated by Ali
Isbarashada — akhris cod ah
Cutubka 01 · 14:06
00:0000:00